Qeexid
"eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn."
"eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn."
Wadaag:
(-aamay/-aanay, aantay; - aami/-aani) Cid khayaano ku samayn.
f.g1
Wadaag:
Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.
m.dh
Wadaag:
Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m.dh
Wadaag:
K. ah: qof dhibaato uusan wax ka qaban karin daashatay.
m.l.kh
Wadaag:
Bir aad u adag oo sida sanduuqa u sameysan oo lacagta, dahabka iwm lagu keydiyo.
Quful si adag u xirma oo dhawr wareeg leh.
m.dh
Wadaag:
(-no/-aamo, m.l) Geed alammo leh oo geedka qasabka u eg, ka laamo dhuudhuuban kana baxa webiyada hareerahooda iyo meelaha biyo fariisinnada, lagana sameeyo bakoorado, kuraas, dambiilo iwm.
m.dh
Wadaag:
Guntiino daliig madow darfaha ku leh oo waagii hore dumarku qaadan jireen.
m.dh
Wadaag: