Qeexid
"Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano."
"Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano."
Wadaag:
(-aamay/-aanay, aantay; - aami/-aani) Cid khayaano ku samayn.
f.g1
Wadaag:
Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.
m.f.dh
Wadaag:
K. ah: qof dhibaato uusan wax ka qaban karin daashatay.
m.l.kh
Wadaag:
(-no/-aamo, m.l) Geed alammo leh oo geedka qasabka u eg, ka laamo dhuudhuuban kana baxa webiyada hareerahooda iyo meelaha biyo fariisinnada, lagana sameeyo bakoorado, kuraas, dambiilo iwm.
m.dh
Wadaag:
Guntiino daliig madow darfaha ku leh oo waagii hore dumarku qaadan jireen.
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag:
Dhawr geeddi, aan kala go' lahayn, oo meel fog loogu guuro.
H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.
m.l
Wadaag:
Neef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.
f.g3
-aantay, -aanatay
Wadaag:
(muus.) Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m.dh
Wadaag:
Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala guuro.
Teendho; taanbuug.
m.dh
Wadaag:
Waxyaabaha dabiiciga ah oo banii'aadanka manaafacaad u leh oo laga helo oogada ama gudaha badda iyo berrigaba.
eeg khayr.
m.l.w
Wadaag: