Qeexid

"Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala guuro."

Qeexid Xigta

Teendho; taanbuug.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaymad oo kali ah:
  • Laabareeri Hervanta waxa lagusoo bandhigayaa teendho ama khaymad lagu sharaxay waxyaalaha hiddaha iyo dhaqanka ee umadda soomaalida.