Qeexid

"Heshiis la'aan; is-afgaranwaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khilaaf oo kali ah:
  • Xildhibaanada oo kulamo xasaasi ah u socdaan ayaa la filayaa in go'aan ka soo saareen xaalada qalafsan ee Puntland ku sugan tahay gaar ahaan khilaafka soo kala dhexgaley Madaxweynaha.
  • Khilaafka u dhexeeya Isbahaysiga Asmara ayaa gaaray meeshii ugu sarreysay iyadoo Sheekh Xasan Daahir Aweys uu sheegay inay xilka ka qaadayaan Shariifka, balse Sheekh Shariif uu ku tilmaamay hadalladaas ruwaayad.