Qeexid
"Kelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee."
[-weeyay, -waysay]
khilaawe eeyay
khilaawe aysay
f.mg2"Kelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee."
Wadaag:
Kelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah looga baryo. ld khalaawo, khalwo, qalwo.
m.dh
Wadaag:
Nidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale ka duwan ahaansho.
Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax jirran daawo siin.
Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.
f.g2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.
f.g2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
Wax, wax kale u ekaysiin.
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.
f.g2
-weeyay, -waysay
Wadaag: