Qeexid
"Kelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah looga baryo. ld khalaawo, khalwo, qalwo."
"Kelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah looga baryo. ld khalaawo, khalwo, qalwo."
Wadaag:
Kelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee.
f.mg2
-weeyay, -waysay
Wadaag:
Nidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale ka duwan ahaansho.
Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu dhiso.
m.dh
Wadaag: