Qeexid
"Cabsi; baqdin."
"Cabsi; baqdin."
Wadaag:
(juqr.) Dhul ballaaran oo biyaha baddu ama kuwa harooyinku ay soo galeen.
(juqr.) Liid dhuleed dhuuban oo isku xira laba dhul oo waaweyn, tusaale ahaan: labo dhul qaaradeed oo waaweyn, ama jasiirad-u-eke ku xira dhul-weynaha; tusaale caad waxaa noqon kara qooriga Panama iyo qooriga Suez.
m.l
Wadaag:
B. ah: qof busaaradi hayso oo baahidiisa meel uu la aado aan garanayn. bayhoof2 f.mg1 Qurbe dhibaato kala kulmid; qof busaarad, rafaad iyo dhibaato dhaqaale la kulmid.
m.l
-fay, -ftay
Wadaag:
Xoolo daaq doonad ah.
Meesha xooluhu daaqaan.
Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof1.
m.l
Wadaag:
Beer gabowday oo aan badar ka baxayn.
Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen.
G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.
m.l
Wadaag: