Qeexid

"(-do, m.l) Hadal dad badan hortii laga jeediyo. ld khudbo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khudbad oo kali ah:
  • Sidoo kale, wuxuu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu ugu soo gudbin doono Xildhibaannada Baarlamaanka barnaamij-howleedkiisa, waxaana xubnihii kulanka ku sugnaa ay u riyaaqeen khudbad dheer oo uu u jeediyay.
  • Ugu horreyn, waxaa khudbad ka jeediyay goobta salaadda lagu tukaday mas’uul ka socday hay’adda Qatar Charity wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in qof walba uu ALLE u towbad celiyo, si Ilaahay uu ugu naxariisto addoomadiisa.