Qeexid

"Khudbad jeedin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khudbee oo kali ah:
  • Saddex: fuqahada mad-habta Xanafiga iyo qaar ka mid ah Shaaficiyaduna waxay yiraahdeen: waxaa habboon in lagu khudbeeyo afcarabi, laakiin khasab ma aha, oo khaddiibku wuxuu ku khudbayn karaa afkii la doono ee dhegaystayaashu ay fahmayaan.
  • . Fuqahada mad-habta Shaaficiyada iyo qaar ka mid ah Xanaabiladuna waxay ku tageen in loo baahan yahay in carabi lagu khudbeeyo, laakiin haddii dhegaystayaasha dhammaantood aysan carabiga aqoon waxaa bannaan in loogu khudbeeyo afka ay garanayaan.