Qeexid

"Dhir yaryar oo ka kooban ubax, caleemo iyo xididdo oo dadku cuno, cuntadana ku darsado. ld khudaar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khudrad oo kali ah:
  • Kooxda Al-shabaab ayaa ka gaabsatay inay dagaalka ka hadasho, iyadoo wadada uu dagaalku ka dhacay ay isticmaalaan gaadiidka khudrada iyo caanaha keena Magaalada Muqdisho.
  • Beerahana waxa laga beeraa Qabadinka/Sareenka, khudrada dhanaan sida Liimaha iyo Canbaha, Saytuunka, iyo khudrada cagaaaran waxa siidoo kale dalka laga dhaqaa xoolo nool.