"Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo."
Wadaag:
(-lcay, -luctay; -lci) Is kh.: haweeney furitaan rabta shuruud ku xirid.
f.mg1
ld khashuuc1
m.l
eeg khuluc2.
m.f.dh
Hoos u qaadidda gabay ama hees, hoos loo qaado.
ld guluulucid.
eeg khaliif.
m.dh.w