Qeexid

"Arrin iwm ku lug lahaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khusee oo kali ah:
  • Waxaa kaloo ay ka qayb galeen fadhi bileedka golaha deegaanka magaalada vaanta, kaasoo lagu go'aaminaayay arimo badan oo khuseeya magaalada vaanta.
  • Dick Cheney, si uu ugu sharaxo wixii ka khuseeya Maamulka Maraykanka, xogta ay sii daayeen.