Qeexid
"ld khashuuc1"
"ld khashuuc1"
Wadaag:
Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc1.
m.l
Wadaag:
Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo.
m.l
Wadaag:
Dareen beernugeyl diimeed leh muujin.
U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
m.dh
Wadaag:
Lataliyeyaashii Sayidka mid ka mid ah.
Wax gaar ama khaas ah. ld qusuusi.
m.l
Wadaag: