Qeexid
"(khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito."
"(khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito."
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh) Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.
m.l
Wadaag:
Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
m.dh
Wadaag:
Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako.
Caleenta geedahaas oo siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno).
Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm. 4. Buuriga la qiiqiyo.
m.l
Wadaag: