Qeexid
Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Khuuro sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld khuuris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld khuurin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wasaq ilkuhu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Soor galley ama meseggo oo si gaar ah loo kariyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg khabiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Qeexid Xigta: Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Qeexid Kale: Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld canshuuro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: (c. nafl.) Naasley lugaha dambe ku socota, uurka ku leh kiish ay ilmaha ku qaadato, oo ku nool Ustaraaliya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld kha-shuuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld khashuuc1
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Rabsho xa silloonida lagu waxyeeleeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Weel aad u buuxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Wax meel isugu geysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax meel isugu imaasho.
Qeexid Kale: Timaha tuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Qeexid: (-rtay, - ratay) Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]