Qeexid
"(-bray, -birtay; -bri) Qab iyo islaweyni muujin."
"(-bray, -birtay; -bri) Qab iyo islaweyni muujin."
Wadaag:
(-bso, m.l) Cunno laga sameeyo bur ama budada badarka oo biyo, caano ama wax kale lagu qaso oo dabadeed inta qaabab badan loo yeelo la dubo; muufo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur bulshadeed ragga kaga dhaca guska oo inta hore gooya, lagana qaado galmada.
(daaw.) Nabar furan oo aan xanuun lahayn oo ka samysma meesha jeermigu jirka ka galay (guska, dibnaha, iwm) waana astaanta ugu horreysa ee xabbadda (siifilis).
m.l
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag: