Qeexid

"eeg kac."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kicid oo kali ah:
  • Laab la kiciddu kama ay taggana ‘ eber ku kaaftoome Kashoo laga jeclaadoo qudhaan ‘ aayatiin kabine Keligeed hawadu waa kadeed ‘ kurbiyo laandeyre.
  • Sida dhabta ah haddii ay is le’ekaadaan ama khasaaruhu bato, iyana waa mid aynu isla qirsannahay inaan si sahlan uga fara laabanno ku kicidda arrintaas.