Qeexid
"eeg kici."
"eeg kici."
Wadaag:
Isbeddel daruuraha iyo hawada gala kolka xilliga roobku bilaabanayo; kacsan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax fadhiya istaajin.
(f.g) Qof hurda toosin.
(f.g) Qoraal hikaadin. 4. (f.g) Matoor iwm howlgelin. 5. (f.mg) Ku k.: col meel ku weerarid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Ka soo dhicid ama ka soo saariid minka ilmo aan sadkooda dhammeysan, (dadka) muddada u dhexeysa bacriminta iyo 24ka asbuuc ee hore.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Tamarta ugu yar ee saxar, molikiyuul, iwm uu hanto ka hor inta aanu falgelin waa tamarta loo baahanyahay si falgal u bilowdo iyada oo aan la tixgelineyn in falgalku yahay kul qaate ama kul bixiye waxaa lagu asteeyaa summadda E.
m.dh
Wadaag: