"(-amay, -antay; -ami) Wax kidif laga dhigay noqosho."
Wadaag:
Wax kidfan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
ld kidfa-naansho.
m.dh
eeg kidfan1.
m.f.dh
/dh ld kidfanaan.
m.l
(-fno, m.l) Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan1.
eeg kidif.
Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.
ld kafan1.
(kaman, m.l) Baruur fuusha kelyaha korkooda.