Qeexid
"Wax kidfan ahaansho."
[-naa, -nayd]
kidfan2 aa
kidfan2 ayd
f.mg4"Wax kidfan ahaansho."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax kidif laga dhigay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-fnay, -fantay; -fni) Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan2.
f.g1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.
f.mg1
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag: