Qeexid

"(-fyo, m.dh) Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go' yar; qurub."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: