"(-fyo, m.dh) Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go' yar; qurub."
Wadaag:
(-dfay, -dftay; -dfi) Wax is-haysta jarjar yaryar oo badan ka dhigid; qurbid.
f.g1
Been.
m.l
ld khatif1.