Qeexid
"kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”."
"kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”."
Wadaag:
Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin. Tus. “Ninkii baa yimid”
q.l
Wadaag:
Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis1.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus. “Wuu iga kiin waday”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Wax cidid.
Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Dacwad maxkama-deed.
ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
m.l
Wadaag:
kiish yaro m.l (-shash ..., m.l) (daww.) Kiish yar oo ka sameysma meelaha dabacsan ee xubnaha dheefshiidka.
Wadaag:
Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir.
Bilow ciyaareed (turub).
m.l
Wadaag:
Wax cabbirid, beegid.
Ciyaar turub bilaabid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Wax cabbirasho; miisaamid.
Ciyaar turub bilaabasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”.
mu.lh.l
Wadaag: