Qeexid
"Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir."
Qeexid Xigta
Bilow ciyaareed (turub).
"Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir."
Bilow ciyaareed (turub).
Wadaag:
Wax cabbirid, beegid.
Ciyaar turub bilaabid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Wax cabbirasho; miisaamid.
Ciyaar turub bilaabasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
(-lal, m.l) Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.
m.l
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”.
mu.ac.l
Wadaag:
Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin. Tus. “Ninkii baa yimid”
q.l
Wadaag:
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
m.l
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
m.l
Wadaag: