Qeexid
"Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Aaway qalankiisa?”. ld kiis3, ki, kii2."
"Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Aaway qalankiisa?”. ld kiis3, ki, kii2."
Wadaag:
(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”.
mu.lh.l
Wadaag:
Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis1.
m.l
Wadaag:
Dacwad maxkama-deed.
ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
m.l
Wadaag:
Wax cidid.
Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
kiish yaro m.l (-shash ..., m.l) (daww.) Kiish yar oo ka sameysma meelaha dabacsan ee xubnaha dheefshiidka.
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Cali beryahan bartiisa lama arkin”. ld ti, tii3, tiis.
dk.lh.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.
m.dh
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Dad badan baa dhagaysta warkiinna”. ld kiin2.
dk.lh.l
Wadaag:
kiishka xabka m.l (c.nafl.) Kiishka xabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaana daboola xuubka “amnion”.
Wadaag:
Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin. Tus. “Ninkii baa yimid”
q.l
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”.
mu.ac.l
Wadaag:
Wax cabbirid, beegid.
Ciyaar turub bilaabid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir.
Bilow ciyaareed (turub).
m.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus. “Wuu iga kiin waday”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Codsi qof u qorto maxkamad si looga dhaafo kharajka ku baxaya dacwadda loo qaadayo.
m.l
Wadaag: