Qeexid
"(daaw.) Kiish dhiig ka buuxo oo ka sameysma halbawlayasha jirka, waxaana keena xididka oo meel ka dabca."
"(daaw.) Kiish dhiig ka buuxo oo ka sameysma halbawlayasha jirka, waxaana keena xididka oo meel ka dabca."
Wadaag:
kiish yaro m.l (-shash ..., m.l) (daww.) Kiish yar oo ka sameysma meelaha dabacsan ee xubnaha dheefshiidka.
Wadaag:
Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis1.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.
m.dh
Wadaag:
kiishka xabka m.l (c.nafl.) Kiishka xabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaana daboola xuubka “amnion”.
Wadaag:
Dacwad maxkama-deed.
ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
m.l
Wadaag:
Wax cidid.
Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Aaway qalankiisa?”. ld kiis3, ki, kii2.
dk.lh.l
Wadaag:
(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”.
mu.lh.l
Wadaag:
Codsi qof u qorto maxkamad si looga dhaafo kharajka ku baxaya dacwadda loo qaadayo.
m.l
Wadaag: