Qeexid
"kiishka xabka m.l (c.nafl.) Kiishka xabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaana daboola xuubka “amnion”."
"kiishka xabka m.l (c.nafl.) Kiishka xabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaana daboola xuubka “amnion”."
Wadaag:
kiish yaro m.l (-shash ..., m.l) (daww.) Kiish yar oo ka sameysma meelaha dabacsan ee xubnaha dheefshiidka.
Wadaag:
Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis1.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.
m.dh
Wadaag:
Dacwad maxkama-deed.
ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
m.l
Wadaag:
Wax cidid.
Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”.
mu.lh.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Aaway qalankiisa?”. ld kiis3, ki, kii2.
dk.lh.l
Wadaag:
Cilmiga laga barto walxuhu waxa ay ka sameysan yihiin iyo isbeddellada mid kasta ku imanaya nooca uu yahay.
m.dh
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”.
mu.ac.l
Wadaag:
Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin. Tus. “Ninkii baa yimid”
q.l
Wadaag:
Codsi qof u qorto maxkamad si looga dhaafo kharajka ku baxaya dacwadda loo qaadayo.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Kiish dhiig ka buuxo oo ka sameysma halbawlayasha jirka, waxaana keena xididka oo meel ka dabca.
m.l
Wadaag: