Qeexid
"Wax si xoog iyo dhakhso leh u ruxid."
[-ilay, -ishay]
kilkil2 lay
kilkil2 shay
f.g1"Wax si xoog iyo dhakhso leh u ruxid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meesha godan ee ku taal meesha cududda iyo garabku isaga yaalliin, dhankeed hoose; shaqfal.
m.dh
Wadaag:
Cid kilkilada ka xagatayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax cabbirid, beegid.
Ciyaar turub bilaabid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag: