Qeexid
"Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm ijaarasho."
[-stay, -satay]
kireys tay
kireys atay
f.g3"Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm ijaarasho."
Wadaag:
Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm manaafacaad-sigooda cid kale lacag kul heshiin.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Si qarsoodi ah haweenay u mehersasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Bir daxalaysasho.
Biyo muddo fadhiyey wasakh yeelasho.
Arrin xal u raadsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Hanti laga baxsho wax aan la lahayn oo la manaafacsanayo.
m.dh
Wadaag: