Qeexid
"(-iyo, m.dh) Weel biyaha iyo shaaha lagu karsho oo siddo fur iyo naas leh; ibriiq; jalmad."
"(-iyo, m.dh) Weel biyaha iyo shaaha lagu karsho oo siddo fur iyo naas leh; ibriiq; jalmad."
Wadaag:
Hanti laga baxsho wax aan la lahayn oo la manaafacsanayo.
m.dh
Wadaag:
Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm manaafacaad-sigooda cid kale lacag kul heshiin.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Geed-gaab, geed-madow ah oo cufan oo leh miro kuuskuusan oo hurdi ah iyo caleen xanaf leh.
(-iyo, m.dh) Waxyaalo jaadad badan ah oo salka loo dhuubo, oo inta faraha lagu wareejiyo ama xarig salka lagala dhaco, lagu cayaaro oo aad u xiima una dheereeya.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur bulshadeed ragga kaga dhaca guska oo inta hore gooya, lagana qaado galmada.
(daaw.) Nabar furan oo aan xanuun lahayn oo ka samysma meesha jeermigu jirka ka galay (guska, dibnaha, iwm) waana astaanta ugu horreysa ee xabbadda (siifilis).
m.l
Wadaag:
Mindi aan af lahayn wax ku goyn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.dh) Raadka ay reebto mindi iwm oo aan af lahayn oo wax lagu gooyay. ld kirkirid.
m.l
Wadaag: