Qeexid

"In yar; xoogaa; kistoo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kis oo kali ah:
  • "Waa fashilmay qorshihii Kenya ay lahayd ee ahaa inay dhabar-jabin ku sameyso Mujaahidiinta, ciidanka ay qoraysana waxay ku taageeraysaa ciidamadii dhawaan laga saaray Kismaayo, waxaana ka bixin doonaa Jawaab" ayuu yiri Sh.
  • Maamulka Kismaayo ayaa waxay sheegeen in maxkamada ay balaariyeen kuna dareen howlaheeda qaadida dacwooyinka dhulka oo horay loo joojiyay, kadib buuq badan oo ka dhashay isqabqabsiga dhulka.