Qeexid

"K. ah: tiro aan qaybsami karin oo weligeed wax soo haraan (sida: 3, 5, 7, iwm)."

Qeexid Xigta

(-iyo, m.dh) Qof aan meher ku dhalan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine