Qeexid
"(-deyiyay,-dayday; -deyi) U k.: qof buka si loo daaweeyo kitaab u eegid; kutubbo-rogid."
"(-deyiyay,-dayday; -deyi) U k.: qof buka si loo daaweeyo kitaab u eegid; kutubbo-rogid."
Wadaag:
(dii) Buug ay ku yaalliin waxyaabo badanaa diini ah oo farta carabiga ku qoran.
(u) Ballanbaalis.
m.l
Wadaag:
Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.
m.l
Wadaag:
Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.
m.l
Wadaag: