Qeexid
"Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid."
[-ray, -rtay]
kitaabfur2 ay
kitaabfur2 tay
f.mg1"Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid."
Wadaag:
Hantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.
m.l
Wadaag:
(dii) Buug ay ku yaalliin waxyaabo badanaa diini ah oo farta carabiga ku qoran.
(u) Ballanbaalis.
m.l
Wadaag:
(-deyiyay,-dayday; -deyi) U k.: qof buka si loo daaweeyo kitaab u eegid; kutubbo-rogid.
f.mg1
Wadaag:
Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.
m.l
Wadaag: