Qeexid

"Cudur badanaa carruurta ku dhaca oo leh qufac iyo neefraac xiriira oo qaylo dheer; xiiqdheer. ld jix, qix."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kix oo kali ah:
  • Cudurkan kixda oo ka dhasha Bordetelle Pertussis oo ku nool afka, sanka iyo cunaha waxa uu hayaa carurta uu ku dhaco oo u badan kuwa aan la tallaalin 4 ilaa 8 bilood.
  • Sannadkii 1955-kii waxa ay kixdu haysay 40 milyan oo qof.