Qeexid

"Meel kooban oo la tilmaami karo."

Qeexid Kale

Meel geedo dhaadheer leh oo hareeraha ka bannaan. 4. ld kab2.

Qeexid Xigta

Daliigo caw laga falkiyey oo dhaadheer ballacooduse yaryaryahay oo kolkii laysku toltolo dermada noqda middood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine