Qeexid

"Dhasha dadka iyo xoolaha cayilin."

Qeexid Xigta

Dhaqaale iwm kordhin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kobci oo kali ah:
  • Xusuus kobciye laba go’, kabo cagba cag ah iyo hangool ku gaashaaman ayaa mudh ku soo odhanaya.
  • Siyaasaddaada aad sheegtay in ay noqonayso mid “dheeli tiran” ku darso in dib-u-heshiisiin dhab ah la dhex dhigo Soomaalida colaaddu ay kala ir-dhaysay, iyada oo aad soo af-jaraysid barnaamijkii kobcinta iyo abaabulka dagaal-oogayaasha ee maamulka Bush.