Qeexid
"Harag waxar yar oo haamaha caanaha lagu lulo loo hoos dhigo."
"Harag waxar yar oo haamaha caanaha lagu lulo loo hoos dhigo."
Wadaag:
(-no, m.dh) (baay.) Beys naytaroojin saddexan ah oo ku jira molikiyuulka DNA ama ka RNA da, taasi oo taxda amiino asiidh gaar ah xilliga samaynta borotiinka ku jira unugga.
m.l
Wadaag:
Caws caleemo dhaadheer, dun adag oo laga sameeyo rarada.
Maqaar lo'aad qallalan oo la goglado.
m.dh
Wadaag: