Qeexid
"(-no, m.dh) (baay.) Beys naytaroojin saddexan ah oo ku jira molikiyuulka DNA ama ka RNA da, taasi oo taxda amiino asiidh gaar ah xilliga samaynta borotiinka ku jira unugga."
"(-no, m.dh) (baay.) Beys naytaroojin saddexan ah oo ku jira molikiyuulka DNA ama ka RNA da, taasi oo taxda amiino asiidh gaar ah xilliga samaynta borotiinka ku jira unugga."
Wadaag:
Harag waxar yar oo haamaha caanaha lagu lulo loo hoos dhigo.
m.dh
Wadaag:
3Geed dheer oo laan-laan u baxa oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan, lana cuno, oo cadcaddaada markay bislaadaan.
m.l
Wadaag:
Labo cad oo yaryar oo dhuudhuuban oo cunaha ariga qaarkiis ka baxa midkood.
Buro jirka meel ka mid ah ka soo baxda oo laallaadda.
(w) eeg kolmo.
m.dh
Wadaag: