Qeexid

"Wax fidsanaa isku soo roorid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kog oo kali ah:
  • Ninkaas oo ay bahal busaarad ahi ka muuqatay ayaan anigu markii aan arkay is idhi malaa kani dad iyo xoolo toona ma cunin, aniga oo ka baqay inay naftuba ka kogto.
  • Stephen Cheteke oo saxaafadda dalkaas la hadlay ayaa sheegay inay hayaan war ku saabsan in kooxdaas aad u hubeysan ay ku sugan yihiin xaafaddda Kogelo oo ka tirsan degmada Siaya oo ay daggan tahay Sarah Obama.