Qeexid

"kol2 xi. K.ka ama k.kii: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Kolka uu geelu oomo ayuu olol badnaadaa.” kolay m.l (-yo, m.dh) Kiish ama qandi alaabta lagu rito."

Wadaag: