Qeexid

"kolkii xi. eeg kol2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kolkii oo kali ah:
  • Waxana ay taasi timid kolkii ay luntay ama la lumiyey aqoontaas hadhaadiga ahayd ee lagu garan lahaa jirro walba geedka ku habboon, qaybta, xilliga iyo sida loo adeegsanaayo.
  • Jidadka oo kolkii horeba liitay waxa xanniba baabuur cadcad oo kulligood muraayado hadh leh ku qafilan.