Qeexid

"kolla fk. Marnaba; marna."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kolla oo kali ah:
  • Cabdiraxmaan Yuusux Cartan maaha nin riwaayado sameeya, kollay ba sidii aynu u barannay kuwiisu maaha.
  • Kollayba, Maxamed Xaashi, Cawil Cali Ducaale, Edna Aaden,iyo Fadumo Suudi, waa dar laga filaayo inay giraanta dhaqaajiyaan, wadar ahaan se golaha wasiiradu waa mid aad looga rajo xunyahay.