Qeexid
"eeg kolmee."
"eeg kolmee."
Wadaag:
Wax kolmo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(nax.) Astaan qoraal (“ “) oo sida badan loo adeegsado iyadoo labo labo ah oo hor iyo gadaal laga mariyo hadal, weer, erey, si loo muujiyo hadalka tooska ah, yacni sida qof afkiisa uga soo baxay (tus. Cali wuxuu yiri: “berri baan imanayaa”).
m.l
Wadaag:
(xis.) Fansaan tirigonoomeeteri ee xagal. Kosayska xagal + (cos+) ee saddexagal qumman waa saamiga dhinaca la deriska ah xagasha + iyo shakaalka.
Absiisaha bar ku taalla goobo halbeeg ah marka laga hadlayo habdhiska kulannada laydi.
m.l
Wadaag:
Ka k.: wax, wax kale ka soo laalaadin ama lalmin.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(juqr.) Dariiqadda dhul looga dhigo mid kayn leh iyada oo aan meeshaasi hore u lahayn dhir.
m.dh
Wadaag:
ld kal 1. (kolal, m.l) Waqti, jeer; mar.
K.ba: mar walba.
K.ka: haddaba, sidaas darteed. 4. K.kiiba: isla waqtigii. 5. K.naba ama k.laba: si kastaba; dhab ahaan. 6. Waa k. iyo laba: marmar buu dhacaa.
m.l
Wadaag:
kol2 xi. K.ka ama k.kii: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Kolka uu geelu oomo ayuu olol badnaadaa.” kolay m.l (-yo, m.dh) Kiish ama qandi alaabta lagu rito.
Wadaag: