Qeexid
"Macawiso raggu qaato midabyo kala gaar ah leh."
"Macawiso raggu qaato midabyo kala gaar ah leh."
Wadaag:
Labo cad oo yaryar oo dhuudhuuban oo cunaha ariga qaarkiis ka baxa midkood.
Buro jirka meel ka mid ah ka soo baxda oo laallaadda.
(w) eeg kolmo.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Curiye neef cagaar-hurdi ah oo firfircoon kana tirsan haloojinnada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyeyaasha). Waxa laga helaa biyaha badda, cusbada harooyinka iyo helaytka (NaCl) oo tuulma fadhiisimo dhul-hoosad ah. K.ta oo ah ogsidheeye xooggan, waxa lagu xisaabay in dhulka oogadiisa ay ka tahay 0.055%.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro koloriin.
m.l.u
Wadaag: