Qeexid

"Labo cad oo yaryar oo dhuudhuuban oo cunaha ariga qaarkiis ka baxa midkood."

Qeexid Kale

(w) eeg kolmo.

Qeexid Xigta

Buro jirka meel ka mid ah ka soo baxda oo laallaadda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine