Qeexid
". Tiro qiyaas ahaan konton u dhow. ld kontomeeyo."
". Tiro qiyaas ahaan konton u dhow. ld kontomeeyo."
Wadaag:
.j Midka ku abbaaran tirada konton. ld kontonaad.
m.l.t
Wadaag:
. Tiro ka kooban shan meelood oo min toban ah; shan tobnaad; “50”.
m.l.t
Wadaag:
.j Tirada jagaale, kan kontonka u dhigma. ld DSI, kontomaad.
m.l.t
Wadaag:
Wax kontorool ku sameysasho.
f.mg3
-rooshay, -roolatay
Wadaag:
Wax la kontoroolay ahaansho
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
ld kontarabaan. Koo1 mu.ti.l (kuwoo, w) Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
m.l
Wadaag:
Badeeco aan canshuureyn oo si sharci-darro ah dal ku soo gasha ama uga baxda. ld kontrobaan.
m.l
Wadaag: