Qeexid

".j Tirada jagaale, kan kontonka u dhigma. ld DSI, kontomaad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kontonaad oo kali ah:
  • Waxbarashadiisii aasaasiga ahayd iyo tii dhexeba, wuxuu ku soo qaatay dalka Suudaan 1946, kadibna barashada tacliinta sare ku soo qaatay dalalka Ingiriiska oo uu tegay dabayaaqadii kontonaadkii iyo Maraykanka oo uu tegay lixdanaadkii.
  • Sheekh Cabdiqani wuxuu ka mid ahaa culimadii Soomaaliyeed eee dadaalka wayn u galay yagleelidda baraarugga Islaamka, laga bilaabo markuu dalka ku soo noqday dabayaaqadii kontonaadka.