Qeexid
"ld kontarabaan. Koo1 mu.ti.l (kuwoo, w) Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado."
"ld kontarabaan. Koo1 mu.ti.l (kuwoo, w) Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado."
Wadaag:
Badeeco aan canshuureyn oo si sharci-darro ah dal ku soo gasha ama uga baxda. ld kontrobaan.
m.l
Wadaag:
. Tiro ka kooban shan meelood oo min toban ah; shan tobnaad; “50”.
m.l.t
Wadaag:
Wax la kontoroolay ahaansho
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
.j Midka ku abbaaran tirada konton. ld kontonaad.
m.l.t
Wadaag:
.j Tirada jagaale, kan kontonka u dhigma. ld DSI, kontomaad.
m.l.t
Wadaag:
. Tiro qiyaas ahaan konton u dhow. ld kontomeeyo.
m.l.t
Wadaag:
Wax kontorool ku sameysasho.
f.mg3
-rooshay, -roolatay
Wadaag: