Qeexid

"Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog."

Qeexid Xigta

(t) ld kow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

naxwe,

aan cayinnayn / indefinite

Lab naxwe, l

Lab / masculine